Tuesday, July 1, 2025

Madaxda Puntland iyo Galmudug oo kulankii ugu horeeyay uga socdo Gaalkacyo (Sawirro)

Madaxweynaayaasha Puntland iyo Galmudug Siciid Cabdullaahi Deni iyo Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa kulankoodii ugu horeeyay ku yeeshay magaalada Gaalkacyo.

Labada madaxweyne oo ay wehliyaan wasiiro iyo mas’uuliyiin ka tirsan labada dhinac ayaa waxa u furmay shirka Iskaashiga Puntland iyo Galmudug oo kad hacay Guriga Madaxtooyada Puntland ee magaalada Gaalkacyo.

Qoraallo ay soo kala saareen xafiisyada madaxtooyada Puntland iyo Galmudug ayaa lagu sheegay in shirka looga hadlayo xaaladda Amniga, Dib u heshiisiinta, xoojinta siyaasadda, nabadda iyo dhaqaalaha labada dhinac, waxaana muddooyinkii dabe labada maamul ka dhaxeeyay is-kaashi dhinaca amniga ah.

Image

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON