Wednesday, June 25, 2025

Madaxweynaha Ahlu-suna oo kasoo laabtay Itoobiya xilli waanwaan laga dhex waday Galmudug

Madaxweynaha maamulka Goboladda Dhexe ee Ahlu suna Sheekh Axmed Shaakir ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Dhuusamareeb maanta kadib markii socdaal dhowr maalmood qaatay uu ku tegay dalka Itoobiya oo looga yeeray.

Itoobiya ayaa waanwaan ka dhex waday labada dhinac ee Galmudug iyo Ahlu sunna waxaana hadda arrintaas darteed ugu sugan Addis ababa madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed.

Soo laabashada Sheekh Axmed Shaakir ayaa lagu macneeyay wadatashi la yeelanayo kooxdiisa iyadoo Itoobiya ay ku cadaadineyso inuu la heshiiyo Galmudug.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON