Tuesday, June 24, 2025

Madaxweynaha cusub ee Galmudug oo Bil kadib magacaabay Guddi Qabanqaabiya Caleemo-saarkiisa. (Akhriso)

Madaxweynaha cusub ee maamulka Galmudug Cabdi Axmed Kaariye (Qoorqoor) ayaa magacaabay guddi qabanqaabiya xaflad loo sameynayo Caleemo-saarkiisa, kadib muddo bil ka badan oo kasoo wareegtay doorashadiisa.

Guddi ka kooban 12 xubnood ayuu madaxweyne Qoorqoor caawa u magacaabay qabanqaabada munaasabad lagu caleemo saarayo oo dhowaan dhici doonta, waxaana Guddiga qabanqaabada guddoomiye looga dhigay wasiirkii hore ee Arrimaha dibadda Yuusuf Garaad Cumar.

HOOS KA AKHRISO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON