Madaxweynaha cusub ee Maamulka K/Galbeed oo maanta gaaray Degmada Baraawe [Sawirro]

Madaxweynaha maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya C/casiis laftagareen ayaa goordhoweyd gaaray magaalada Baraawe ee Gobolka Shabeelaha hoose oo ah caasimadda maamulka K/Galbeed.

Wafdiga Madaxweynaha K/Galbeed ee tegay Baraawe waxaa ka mida Gudoomiyaha Baarlamaanka maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya C/qaadir Shariif Sheekhunaa Maye iyo xubno ka tirsan maamulka K/Galbeed.

Waa booqashadii ugu horeysay ee madaxweynaha cusub ku tago Baraawe, waxaana si weyn loo adkeeyay amniga magaalada oo ay ku sugan yihin ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM.

Waxaa la filayaa inuu la kulamo madaxda maamulka Degmada Baraawe iyo waxgaradka degaankaasi.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

115,664FansLike
655FollowersFollow
2,707FollowersFollow

XOGAHA QARSOON

TOP NEWS

115,664FansLike
655FollowersFollow
20FollowersFollow
2,707FollowersFollow

Wararkii Maanta

error: Content is protected !!