Wednesday, July 2, 2025

Madaxweynaha Galmudug oo magacaabay Guddi cusub (Akhriso Magacyada)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa magacabaay Guddi lagu sheegay Guddiga Daadejinta Adeegga Dowladaha Hoose.

Wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweyne Qoorqoor ayaa lagu shaaciyey magacyada 11 xubnood oo Guddigan ka kooban yahay iyo madaxweyne ku xigeenka oo hoggaamin doona, Guddiga ayaa ah wasiiro ka tiram maamulka Galmudug.

Wareegada hoos ka akhriso:

Madaxweynaha Galmudug Markuu Arkay: Qodobka 50aad farqaddiisa 5aad, ee Dastuurka Galmudug;

Markuu Arkay: Baahida loo qabo in la magacaabo Guddiga DaadejintaAdeegga Dowladaha Hoose,

Markuu tixgaliyey: Aqoonta iyo khibradda ay leeyihiin Daadeiinta Dowladaha hoose,

Markuu la tashaday: Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda GM, Madaxweynuhu wuxuu Magacaabay Guddiga DaadejintaAdeegga Dowladaha Hoose, waxaana hogaamin doona Madaxweyne kuxigeenka Galmudug, Mudane, Cali Dahir Ciid.

1. Axmed Xasan Cali Wasiiru Dowlaha W. Arimaha Gudaha (Gud. Kuxigen)

2. Farxaan Cali Maxamuud Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda

3. Maxamed Xaashi Dhoore Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada

4. Cabdiwali C/llahi Jaamac Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka

5. Cabdinasir Geelle Cilmi Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta

6. Maxamuud Cabdi Axmed ‘Kaarshe’ Wasiirka Wasaaradda Biyaha Iyo Tamarta

7. Axmed Casir Dhiblaawe Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dib-U-Dhiska

8.S iciid Siyaad Shirwac Wasiirka Wasaaradda Bayada

10. Yaxye Xasan Xiish Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha

11. Ubax Xuseen Dhiblaawe Wasiirka Wasaaradda Haweenka yo Xuquuqda Aadanaha

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON