Monday, July 14, 2025

DHAGEYSO: Xaalada Madaxweynaha Galmudug oo qalliin lagu sameeyay isbitaal ku yaala dalka India

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi ayaa faahfaahin ka bixiyay xaaladda caafimaad

ee madaxweynaha maamulka Galmudug  C/kariin Xuseen Guuleed oo dhowaan safar caafimaad ku joogay dalka India, isla markaana ay xaaladiisa ka soo baxeen warar kala duwan.

Mudane Maxamed Xaashi ayaa sheegay in madaxweynaha Galmudug lagu sameeyay qalliin socdan muddo saacad ah, dalka India, ayna wanaagsan tahay xaaladiisa caafimaad.

DHAGEYSO CODKA MADAXWEYNE KU XIGEENKA GALMUDUG

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON