Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa war uu ka soo saaray dhismaha maamulka Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ku bogaadiyay horumarka laga sameeyay shirkaasi.
Wuxuu sheegay inuu hambalyo iyo bogaadin u dirayo curashada maamulka cusub ee Hirshabeelle iyo baarlamaanka maamulkaasi.
AKHRISO WAR-SAXAAFADEED