Sunday, June 22, 2025

Madaxweynaha Hirshabeelle oo magacaabay Wasiiro cusub [Akhriso Liiska magacyada 15 xubnood]

Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabid cusub sameeyay isagoo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mida Golaha Wasiirada maamulkiisa.

Waa markii labaad muddo bil gudaheed ah oo madaxweyne Waare uu magacaabid sameeyo, iyadoo ay xaalad adag kasoo wajahday baarlamaanka Hirshabeelle, waxaana 13 xubnood oo ka mida 15 xubnood oo loo magacaabay wasiiro, wasiir ku xigeeno iyo wasiiru dowleyaal ay yihiin xildhibaanno:

HOOS KA AKHRI LIISKA

Ad

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON