Thursday, June 26, 2025

Madaxweynaha Hirshabeelle oo xilkii ka qaaday Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan [Guddoomiye cusub…]

Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa xilkii ka qaaday Guddoomiyihii Gobolka Hiiraan.

Wareegto ka soo abxday xafiiska Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa xilkii looga qaadya Guddoomiye Cali Jeyte Cusmaan, waxaana guddoomiye cuusb loo magacaabay  C/laahi Axmed Maalin.

Madaxweyne Waare ayaa xilka qaadistiisa u cuskaday in gaabis uu ku yimid howlaha amniga iyo mida horumarinta Gobolka, sidaasi darteedna loo baahday in la helo isbedel deg deg ah.

Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare, Wasiirka Arrimaha Gudaha, Wasiirka Maaliyadda iyo midka Amniga ayaa ku sugan Magaalada Beledweyne, halkaasi oo wadatashi ay kula qaadanayeen maalmahan qeybaha kala duwan ee bulshada, taasoo ugu danbeyn keentay in xilka laga qaado guddoomiyaha Gobolka.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON