Thursday, July 17, 2025

Madaxweynaha Kenya oo Hambalyo iyo Ballanqaad u soo diray Xasan Sheekh

Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa u hambalyeeyay Madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud.

Dhambaalkiisa hambalyada ah ayuu Madaxweyne Uhuru Kenyatta u rajeeyay Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya guul inta uu la wareegayo hoggaanka dalka, waxaana uu u ballan qaaday in Kenya ay sii wadi doonto wadashaqeynta iyo garab istaagga.

Kenya ayaa ka mid ahayd dalalka uu xumaaday xiriirkii ay la lahayd Soomaaliya inta uu talada hayey madaxweynihii hore Maxamed C/llaahi Farmaajo.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON