Saturday, June 28, 2025

Madaxweynaha Maamulka K/Galbeed oo magacaabay Wasiiru-dowleyaal cusub. [Akhriso]

Madaxweynaha maamul Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen ) Ayaa magacaabey Wasiiru Dowlayaal cusub oo ka mid noqonaya Golaha wasiirada maamulkaasi.

Xubnaha Wasiiru dowlayaasha la magacaabay ayaa waxay gaarayaan sedex masuul, iyadoo golaha wasiirada K/Galbeed ay hore u ahaayeen in ka badan 50 xubnood, waxaana weli furan liiska Golaha Wasiirada maamulkan oo leh xildhibaannada ugu tirada badan maamul Goboleedadadalka.

HOOS KA AKHRSO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON