Friday, July 4, 2025

Madaxweynaha Puntland & ku-xigeenkiisa oo si kala gaara u qaabilay Gudoomiyaha cusub ee Baarlamanka Puntland

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo ku xigeenkisa ayaa xarunta Madaxtooyadda Puntland ee Garoowe si kala gaara igu qaabilay Guddoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Puntland oo saacado ka hor la doortay Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl oo ay weheliyaan ku-xigeenadiisa.

Siciid Cabdullaahi Deni ayaa guddoomiyaha cusub ugu hambalyeeyay xilka Guddoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka oo maanta loo doortay, waxayna labada dhinac ka wadahadleen sidii ay u wada shaqeyn lahaayeen, iskuna kaashan lahaayeen.

Dhinaca kale Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa isna gaarkiisa u qaabilay Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl isagoo u gudbiyey hambalyada xilka loo doortay.

Image may contain: 1 person, smiling, standing and indoor
Image may contain: 1 person, smiling, sitting and suit
Image may contain: 4 people, people sitting, living room, table and indoor

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON