Friday, April 19, 2024

Madaxweynaha Puntland oo albaabada xirtay : “Cidna ma qaabilayo ilaa Amar danbe…” [Wareegto]

Madaxtooyada Puntland ayaa shaacisay in madaxweynaha maamulkaasi Saciid C/llaahi Deni uu joojiyey inuu wax qaabilaad ah sameeyo laga bilaabo maanta oo ah 5-ta Febraayo 2019.

Wareegto kasoo baxay xafiiska Madaxweynha oo uu ku saxiixnaa Agaasimaha guud ee madaxtooyada Puntland C/naasir Biixi Soofe ayaa lagu sheegay in la hakiyay, ballamihii iyo qaabilaadii madaxweynaha ilaa iyo amar dambe, iyadoo aan faahfaahin laga bixin sababta arrintan keentay.

Madaxweyne Saciid C/llaahi Deni ayaa waqtigu ku socdaa, iyadoo laga sugayo inuu soo magacaabo Golaha cusub ee wasiiradiisa iyadoo 2 toddobaad oo loogu daray inuu ku soo magacaabo ay hadda ka harsan tahay toddobaad qura.

Ad

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON