Tuesday, June 24, 2025

Madaxweynaha Puntland oo soo saaray Jadwalka xulista Golaha Wakiilada & Doorashada Puntland [Wareegto]

Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa wareegto ku soo saaray jadwalka soo xulista golaha cusub ee wakiilada Puntland, kulankooda ugu horeeya xilliga uu dhacayo iyo weliba doorashada madaxweynaha Puntland.

Wareegtada oo uu ku saxiixnaa madaxweynaha Puntland ayaa lagu caddeeyay in doorashada Madaxweynaha Puntland ay dhicii doonto 8-da bisha Janaayo 2019, iyadoo xeer gaara lagu soo saari doono guddiga ansixinta iyo khilaafaadka Puntland.

AKHRISO WAREEGTADA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON