Monday, June 23, 2025

Madaxweynaha Somaliland oo Jawaab Culus u diray Xukuumadda Soomaaliya [Dagaal ayay ku iclaamisay Somaliland..]

Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa jawaab kulul ka bixiyey go’aankii xukuumadda Soomaaliya ka qaadatay heshiiska Dekadda Berbera ee saamiga laga siiyay dalka Itoobiya.

Isagoo ka hadlayay xuska maalinta haweenka ee 8 Maarso  ayuu jawaab culus u soo diray Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre, isagoo sheegay inuu dagaal ku iclaaminayey Somaliland, ayna diyaar u tahay Somaliland inay iska difaacaan.

Muuse Biixi ayaa difaacay heshiiska Somaliland ee dekadda Berbera ay ku wareejisay shirkadda DP World, isla markaana Somaliland kaliya  ay go’aankiisa leedahayheshiiska Dekeda Berbera.

Ad

Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya ayaa sharci darro ku tilmaamay heshiiska heshiiskii Dekeda Berbera ee dhexmaray Somaliland, DP-World iyo Itoobiya, iyadoo dowladda Soomaaliya uu sheegay inaysan qeyb ka ahayn.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON