Monday, July 14, 2025

Madaxweynaha Soomaaliya oo lagu soo dhoweeyay Magaalada Riyaad ee Sacuudiga [Daawo Sawirro]

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta gaaray magaalada Riyaad ee Boqortooyada Sacuudiga.

Wafdiga madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galaya shir madaxeedka dowladaha Carabta iyo Islaamka iyo Mareykanka, waxaana garoonka diyaaradaha ciidamada cirka ee Boqor Salmaan ku soo dhoweeyay ku xigeenka Amiirka Gobolka Riyaad Amiir Maxamed Ibnu C/raxmaan Bin C/casiis iyo saraakiil kale.

Madaxweynaha Soomaaliya oo casuumaad rasmi ah ka helay boqorka Sacuudiga ayaa lagu wadaa inuu la kulmo madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo ku sugan Sacuudiga.

SAWIRRO

GOOBJOOGE.COM

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON