Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray dadkii lagu laayay magaalada Las Vegas ee dalka Mareykanka.
Qoraal uu soo saaray madxweyne Farmaajo ayuu ku sheegay inu isagoo ku hadlaya magaca dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed inuu tacsi u diray ehelka dadkii ku waxyeeloobay weerarkii argagixiso ee magaalada Las Vegas.
HOOS KA AKHRI QORAALKA