Wednesday, June 25, 2025

Madaxweynaha Soomaaliya oo telefoon u diray Amiirka Dalka Qatar [Maxay ka wadahadleen..?]

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa telefoon kula xiriiray Amiirka dalka Qatar Tamin Bin Hamad Al-thani, sida ay qortay wakaalada wararka ee dalka Qatar; iyagoo ka wadahadlay arrimo kala duwan.

Madxweyne Farmaajo iyo Amiir Tamiim  ayaa ka wadahadlay xiriirka labada dal, xoojinta iskaashiga ka dhaxeeya  iyo waxyaabaha kale ee muhiimka u ah labada dal ee Soomaaliya iyo Qatar sida gaarka ah u daneeyaan.

Xiriirka labada hoggaamiye ayaa yimid, iyadoo Dowladda Soomaaliya ay soo saartay bayaan ay ku taageereyso mowqifka dowladda Sacuudiga ay xiriiirka ugu jartay dalka Canada iyo xiisadda diblomaasiyadeed ee labadaasi dal ka dhex taagan.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON