Sunday, August 3, 2025

Madaxweynayaasha Galmudug & Puntland oo ka hor yimid 3 Sharci oo Dowladda Somalia wado.. [Akhriso]

Madaxweynayaasha Puntland iyo Galmudug ayaa ka hor yimid sharciyada Batroolka, Doorashooyinka iyo Canshuuraha ee dowladda Soomaaliya ay wado qaarkoodna uu ansixiyey Baarlamaanka Federaalka.

Kadib kulan ay ku yeesheen magaalada Gaalkacyo madaxweynayaasha Puntland Siciid C/llaahi Deni iyo Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayey kasoo saareen War-murtiyee ku saabsan wada-shaqeynta labada maamul iyo mowqifkooda sharciyada ay dowladda Federaalkaansixisay.

Qoraalk ayaa lagu sheegay inaan laga talogelin, isla markaana wax go’aan ahna ku lahayn Sharciga Batroolka ee ay Ansixiyeen xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya, iyadoo sheegay inay qeyb ka noqon doonin wixii go’aan ah ee aan lagu gaarin hesiis iyo wada ogol.

HOOS KA AKHRISO WAR-MURTIYEEDKA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON