Sunday, July 13, 2025

Madaxweynayaasha Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed oo xulalkooda kala taageeraya [Toos u daawo]

Madaxweynayaasha maamullada Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare iyo K/Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ka mida dadka daawanaya ciyaarta galabta dhex mareysa labada xul ee maamulladooda.

Laba madaxweyne oo is barbar fadhiya ayaa kala taageeraya labada kooxood ee u kala ciyaaraha labada maamul, waxayna sheegeen inay garoonka u tageen dhiirigelinta kooxahooda.

Image may contain: 1 person

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON