Tuesday, July 8, 2025

Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland oo ku hormaraya Shirka magaalada London [Sawirro]

Madaxweynayaasha maamulada Puntland iyo Jubba ayaa u dhoofay shirka London ee 11-ka bishan uu ka furmi doono shirka arrimaha Soomaaliya.

Madaxweynaha Puntland C/weli Gaas ayaa ka dhoofay magaalada Gaalkacyo, halkaasoo sagootin loogu sameeyay, wuxuuna sheegay inuu u dhoofayo magaalada Nairobi ee dalka Kenya, kadibna uga sii gudbiy doono  magaalada London oo uu uga qayb gelidoono shirka Soomaalida.

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa isna ka dhoofay magaalada Kismaayo isagoo ku hormaraya magaalada Nairobi, isagoo kadibna ku sii jeeda magaalada London oo uu ka mid yahay madaxda Soomaalida ee lagu casuumay shirka London.

Laba madaxweyne ee maamul goboleedyada Puntland iyo Jubbaland ayaa noqonaya kuwii ugu horeeyay ee madaxda Soomaalida oo iska xaadiriya shirka London, waxaana shirkaasi isugu tegaya dhammaan madaxda Soomaalida.

3

1

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON