Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa soo saaray wareegto uu ku dhisay wasaarad cusub oo ku soo biireysa wasaaraha xukuumadda Puntland.
Wasaaradda cusub ayaa noqoneysa wasaaradda Tamarta, Macdanta iyo Biyaha Puntland, iyadoo lagu wado in wasiirka wasaaradani dhowaan la shaaciyo, iyadoo sabab looga dhigay baahi loo qabo wasaaraddan.
HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA
