Madaxweyne Deni oo Weriye Dhalinyaro ah u magacaabay Afhayeenka Cusub ee Madaxtooyada Puntland.

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdulllahi Deni ayaa weriye dhalinyarro ah oo caan ah u magacaabay afhayeenka maamukliisa kadib wareegto kasoo baxday xafiiskiisa May, 12, 2019.

Wareegtada ayaa u qorneyd sida soo socota:

Madaxweynaha Dowladda Puntland.

Ad

Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland

Markuu tixgeliyey: Aqoontiisa iyo khibraddiisa 
shaqo

Waxuu Xeeriyey:

1. Waxaa Jaamac Yuusuf Jaamac (Dabaraani) loo magacaabay Afhayeenka Madaxtooyada Dowladda Puntland

2. Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay Madaxweynuhu.

Weriye Jaamac Dabaraani ayaa ahaa weriye ka howlgala warbaahinta TV-yada dalka, wuxuuna asaasay Daparania Media oo ka howlgasha degaanada Puntland.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

122,766FansLike
827FollowersFollow
3,047FollowersFollow

XOGAHA QARSOON

error: Content is protected !!