Sunday, July 6, 2025

Madaxweyne Farmaajo 24 Saac kadib ku soo laabtay Magaalada Muqdisho

Madaxweynaha Dowlada Soomaaliya Maxamed CabdullaahI Farmaajo ayaa maanta dinb ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho, kadib markii safar 24 saacadood qaatay oo uu ku tegay Magaalada Marko ee xarunta Sh/Hoose.

Socdaalka Farmajo ee Marko oo lagu soo beegay 14-ka Oktoobar ee la xusayey Qarixii weynaa ee Soope ka dhacay sanadkii hore, wuxuuna magaalada Marko kulamo kula yeeshay saraakiisha Ciidanka ee 14-ka October, qeybaha Bulshada magaalada, wuxuuna xeebta magaalada Marko waqti kula qaatay dhalinyaro.

Wararka ayaa sheegay in madaxweyne Farmaajo uu Muqdisho maanta ka furayo  Kalfadhiga 4-aad ee Golaha Aqalka Sare, waxaana si weyn loo adkeeyay amniga xarunta Aqalka Sare.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON