Monday, July 14, 2025

Madaxweyne Farmaajo iyo Wafdigiisa oo lagu soo dhoweeyay Magaalada Beijing ee dalka Shiinaha [Sawirro]

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdigii uu hoggaaminayey ayaa lagu soo dhoweeyay magaalada Beijing ee Caasimadda Shiinaha, isagoo ka qeyb galaya Shirka Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika ee FOCAC.

Madaxweynaha oo ay wafdigiisa ka mid yihiin Wasiirada Arrimaha dibadda Axmed Ciise Cawad iyo Ganacsiga Maxamed Cabdi Maareeye, ayna wehliyaan xubno kale ayaa waxaa garoonka magaalada Beijing ku soo dhoweeyay madax ka tirsan wasaaradda arrimaha dibadda Shiinaha.

Waxaa la filayaa in wafdiga Madaxweyne Farmaajo  ay kulamo la yeeshaan madaxda dalka Shiinaha iyo madaxda kale ee qeyb galaya Shirka Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika.

DAAWO SAWIRRO

Image may contain: sky, cloud and outdoor

Image may contain: 10 people, people smiling, people standing and suit

Image may contain: 8 people, including Abdallah Moallim, people smiling, people standing

Image may contain: 2 people, indoor

Image may contain: 4 people, people sitting and indoor

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON