Friday, July 11, 2025

Madaxweyne Farmaajo & Madaxweynaha Galmudug oo lagu soo dhoweeyay Magaalada Dhuusamareeb [Sawirro]

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi la socda ayaa galabta lagu soo dhoweeyay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad-goboleedka Galmudug.

Wafdiga madaxweynaha waxaa ka mid ahaa Madaxweynaha xilka sii haya ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf), waxaana garoonka magaalada Dhuusamareeb kusoo dhoweeyay wasirada Amniga, Arrimaha Gudaha, Ganacsiga iyo madaxa xukuumadda Galmudug.

Waxaa soo dhoweynta Madaxweyne Farmaajo qeyb ahaa dadweyne fara badan iyo ergada ka qeyb galeysa shirka dib u heshiisiinta Galmudug, iyadoo la filayo inuu Caawa soo gabagabeeyo shirka dib u heshiisiinta beelaha Galmudug ee uu hore u furay Ra”iisal wasaare Xasan Cali Kheyre.

Image may contain: 2 people, people smiling, people standing and suit
Image may contain: 4 people, people smiling, people standing and suit
Image may contain: 7 people, people smiling, people standing
Image may contain: 8 people, people smiling, people standing and suit
Image may contain: 4 people, people standing and suit

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON