Sunday, June 22, 2025

Madaxweyne Farmajo oo Agaasime ku xigeen cusub u magacaabay Madaxtoyada Somaliya.. [Akhriso]

Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa magacaabay Agaasime ku xigeen cusub oo yeelaneyso Madaxtooyada Soomaaliya.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha ayaa loogu magacaabay Mudane Cabdullaahi Sheekh Cabdikariim Yuusuf inuu noqdo Ku Xigeenka Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qaranka, iyadoo la sheegin in xilka laga qaaday agaasime ku xigeenkii hore, sida laga fahmayo.

Qoraal madaxweynaha ayaa loogu duceeyay in Cabdullaahi Sheekh Cabdikariim Alle u fududeeyo waajibaadka shaqo ee loo igmaday.

Ad

Tallaabadan ayaa ka dambeysay, kadib markii dhowaan agaasime cusub loo magacaabay madaxtooyada Soomaaliya oo intii uu madaxweynaha ka ahaa Farmaajo mareysa agaasimihii agaasimihii afraad.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON