Thursday, June 26, 2025

Madaxweyne Farmaajo oo Dalacsiiyey Taliyaha Ciidamada Booliska Jen. Bashiir Cabdi [Sawirro]

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa dalacsiin hal darajo ah u xiray Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed Bashiir Cabdi Maxamed (Ameeriko) oo hadda kadib noqonaya Sareeya Gaas.

Madaxweyne Farmaajo oo khudbad ka jeediyay maanta xaflad loogu magac daray Kulanka Xoogagga Wadaniyiinta Soomaaliyeed, ayuu kaga dhawaaqay dalacsiinta Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed  Gen. Bashiir Cabdi Maxamed.

Talaiyaha ayuu sheegay madaxweynaha inuu la yimid waxqabad muuqda uu oo ku soo kordhiyey Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, waxaana  Taliska Booliska uu ku guuleystay dib u dhiska Ciidanka iyo  in dib u dayactir lagu sameeyo qaar kamida Xarumaha Ciidanka, kuwaasi oo ku burburay dagaaladii dalka ka dhacay.

Gen. Bashiir Cabdi ayaa waxaa soo sharaxay madaxweynaha Puntland C/weli Gaas oo madaxweyne Farmaajo ka dalbaday inuu xilka taliyaha Booliska u magacaabo.

Image may contain: one or more people, people standing, tree and outdoor

Image may contain: 3 people, people standing and outdoor

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON