Monday, July 14, 2025

Madaxweyne Farmaajo oo hambalyo degdeg ah u diray dhaxal-sugaha cusub ee Sacuudiga

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka mid noqday madaxdii ugu horeysay ee hambalyada u dirtay dhaxal-sugaha cusub ee Boqortooyada Sacuudiga.

Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa farriin u diray Amiir Maxamed Bin Salmaan oo maanta aabihii boqorka Sacuudiga Salmaan Bin C/casiis u magacaabay inuu noqdo dhaxal-sugaha dalkaasi.

“Waxaan u hambalyeynayaa walaalkey Amiir Maxamed Bin Salmaan oo u adeegaha labada Xaram u magacaabay dhaxal-sugaha Boqortooyada, waxaan u rajeynayaa guul iyo horumar”.. ayuu farriintiisa ku yiri Madaxweyne Farmaajo.

Madaxdii ugu horeysay ee Dhaxal-sugaha cusub telefoonada u diray waxaa ka mida Boqorka Jordan Boqor Cabdalla iyo madaxweynaha Masar C/fataax Alsiisi.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON