Sunday, July 6, 2025

SAWIRRO: Madaxweyne Farmaajo oo ka dhoofay Magaalada Doha ee Dalka Qatar [Halkee ku sii jeeda..?]

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa soo gabagabeeyay socdaalkiisii rasmiga ahaa ee dalka Qatar, isagoo goor dhoweyd ka dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar.

Madaxweynaha ayaa la sheegay inuu ku soo jeedo magaalada Muqdisho, markii si guul ah uu ku soo dhammaaday socdaalkiisii dalka Qatar oo heshiisyo kala duwan ay labada dal ku kala saxiixdeen, safarka ayaa qaatay in ka badan labadii maalmood ee loogu talogalay.

Wafdiga Madaxweynaha oo ay ka mid yihiin saddex wasiir, la taliye iyo xubno kale ayaa la filayaa inay goor dhow dib ugu laabtaan magaalada Muqdisho ee xarunta dowladda Federaalka Soomaaliya.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON