Wednesday, June 25, 2025

Madaxweyne Farmaajo oo ka qeybgalay furitaanka Aagga Ganacsiga Xorta ah ee Dalka Jabuuti [Sawirro]

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galay xafladii furitaanka Aagga Ganacsiga Xorta ah ee dalka Jabuuti oo dowladda Shiinaha ay ka hirgelisay Jabuuti.

Farmaajo ayaa ka mid ahaa madaxweynayaasha lagu casuumay xafladda, wuxuuna halkaasi ka jeediyey khudbad uu ku bogaadiyey horumarka dalka Jabuuti, wuxuuna sheegay in furitaanka Aagga Ganacsiga Xorta ah ee Jabuuti uu tallaabo hore loogu qaaday iskaashiga Afrika.

Munaasbadii furitaanka Aagga Ganacsiga Jabuuti ee xorta ah waxaa ka qeyb galay  madaxda Dalal Afrikaan ah iyo kuwa deriska oo ay ka mid yihiin Madaxweynaha Suudaan, Madaxweynaha Rwanda, madaxweynaha Soomaaliya iyo guddoomiyaha midowga Afrika.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON