Tuesday, June 24, 2025

Madaxweyne Farmaajo oo kulan Tacsi ah ugu tegay Suldaanka cusub ee dalka Cumaan.. [Sawirro]

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa kulan tacsi gudasho ah ugu tegay hoggaamiyaha cusub ee dalka Cummaan Suldan Haitham Bin Daariq Ataymur, kadib geeridii suldaankii dalkaasi Qaabuus Bin Saciid.

Madaxweyne Farmaajo oo ka mid ahaa madax ka socota dalalka Carabta iyo kuwa caalamka oo tacsi u tagay dalkaasi ayaa dadweynaha iyo dowladda Cumaan uga tacsiyadeeyay geerida Suldaan Qaabuus Bin Saciid, wuxuuna Suldaanka Cusub ee Haitham Bin Daariq u rajeeyay inuu dalkaasi ku hoggaamiyo dariiqii suldaankii hore.

SAWIRRO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON