Sunday, July 6, 2025

Madaxweyne Farmaajo oo lagu dhawaaqay inuu Dib u howlgelinayo Kulliyadii Jaalle Siyaad ee Ciidamada Xoogga [Daawo]

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ku dhawaaqay in dib loo howlgelin doono Kulliyadii Jaalle Siyaad ee Ciidamada magaalada Muqdisho.

Kulliyada oo ku burburay dagaaladii sokeeya ayuu maanta booqday Madaxweynaha, wuxuuna halkaasi ka sheegay in qorsheynayaan sidii dib loogu soo nooleyn lagaa Kulliyadaasi, lana dayactiri doona.

Abaanduulaha Ciidamada Jen.  Caanood ayaa sheegay in madaxweynaha uu si weyn u daneynayo dib u soo nooleynta Kulliyadda Jaalle Siyaad, isla markaana la qaadan doono dhalinyaro cusub, wuxuuna faahfaahin ka bixiyay sidii ay u shaqeyn jirtay Kuliyaddaasi.

HOOS KA DAAWO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON