Monday, July 14, 2025

Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay La-taliye cusub [Akhriso]

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa magacaabay la-taliye cusub oo uu yeelanayo.

La-taliyaha cusub ayaa madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsanaan doona Arrimaha dhaqaalaha iyo Maamulka, waxaana loo magacaabay Amiin Axmed Sheekh C/raxmaan.

Wareegto magacaabidda la-taliyahan ayaa  ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Somaaliya Maxamed Cabdullaahi (Farmaajo), wuxuuna kamid noqonayaa la-taliyeyaasha fara badan ee madaxweynaha Soomaaliya.

Dowladda madaxweyne Farmaajo hogaamiyo ayaa weli sii wada magacaabid iyo kal bedelid jagooyinka dowladda xilli ay u dhammaatay 100 maalmood oo ay xafiiska joogeen.

Goobjooge News

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON