Monday, June 30, 2025

Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay xilalka Sare ee Madaxtooyada Villa Somalia [Akhriso]

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa magacaabay mas’uuliyiinta ka howgaleysa Madaxtooyada Soomaaliya.

Xubanha la magacaabay waxaa ka mida agaasime rasmi ah oo madaxtooyada yeelaneyso, la-taliye, kaaliye iyo hab maamuus, waxaana xilalkan loo magacaabay ka muuqda xubno cusub.

Halkaan ka Akhriso magacyada masuuliyiinta la magacaabay.

1 . Abuukar Daahir Cismaan –  Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada.

2. Prof. Nuur Diiriye Fuursade -La-Taliyaha Madaxweynaha ee Siyaasadda iyo Istiraatiijiyadda.

3. Maxamed Cabdullahi Axmed – Kaaliyaha Gaarka ah ee Madaxweynaha

4. Cabdullaahi Yuusuf Maxamed – Agaasimaha Habmaamuuska Madaxtooyada.

5. Cabdinuur Maxamed Axmed,Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON