Thursday, June 26, 2025

Madaxweyne Farmaajo oo Muqdisho ku soo laabtay & Waddooyin loo xiray [Akhriso]

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdigii uu hoggaaminayay ee ka qeyb galay shirkii  London ayaa saaka dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho.

Si ka duwan safarradii hore waxaa saaka madaxweynaha loo xiray wadooyinka Muqdisho, waxaana gebi ahaan gaadiidka iyo dadka laga joojiyay wadadda wadada madaxtooyada ilaa Dekadda iyo Afisyoone.

Wararka laga helayo madaxtooyada ayaa sheegaya in madaxweyne Farmaajo uu isu diyaarinayo safar kale oo uu ku tegayo dalka Masar, kaasoo noqonaya kiisii 8aad intii uu xilka qabtay.

Ra’iisal wasaaraha Masar Shariif Ismaaciil oo ka qeyb galay shirkii London ayaa gaasriiyay madaxweynaha  Soomaaliya warqad casuumaad ah oo uu ka siday madaxweynaha Masar Cabdi Fataax Al-sisi.

Goobjooge.com

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON