Monday, June 23, 2025

Madaxweyne Farmaajo oo shaaciyey halka laga keenay xubnaha Guddiyada Doorashada ee laga qeyliyey

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Maxamed C/llaahi Farmaajo oo xarunta Madaxtooyada kua hadlay dhalinyaro lasoo xulay oo taageersan ayaa a hadlay halka laga keenay xubnaha Guddiyada Doorashada ee dowladiisu magacawday.

“Waad maqleysaan hadda markii aan soo saarnay Guddiyadii -Doorashada- dad badan oo odayaal ah ayaa qeylinaya oo leh: meesha dad la yaqaano kuma jiraan… Meesha ay kasoo baxeen waa dhalinyarro..” ayuu yiri Madaxeyne Farmaajo oo u jawaabay siyaasiyiinta ka hor yimid magacaabidda Guddiyada Doorashada.

Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay inuu dhalinyaradda fursado wanaagsan ka siiyey dowladda, halka markii hore awoodda looga ilaalin jiray, iyadoo Madaxtooyada ay faafreeb ku sameysay kulankaasi oo qeybo kooban ay faafisay.

Ad

Ra’iisal Wasaare Rooble oo shaaciyey Liiska Guddiyada Doorashada Federaalka (Akhriso Magacyada)

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON