Monday, June 23, 2025

Madaxweyne Farmaajo oo tacsi tiiraanyo leh u diray Qoyska Madaxweynihii hore ee Bush & Shacabka Mareykanka

Madaxweynaha Soomaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa farriin tacsi ah u diray Qoyska uu ka geeriyooday madaxweynihii hore ee George W. Bush iyo dadweynaha Mareykanka.

Farriinta Madaxweyne Farmaajo ee tacsidan lagu diray ayuu ku sheegay inuu tacsi tiiraanyo leh u dirayo qoyska Bush iyo shacabka Mareykanka, isagoo uga tacsiyadeeyay geeriyooday madaxweynihii hore George W. Bush.

“Bush wuxuu ahaa nin Qaran oo dhab ah, oo dadaalkiisa u huray nabadda dunida iyo xoojinta Dimoqraadiyadda..” ayuu farriintiisa ku yiri Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo heysta dhalashada Mareykanka, muddo dheerna ku noolaa dalkaasi.

“On behalf of the people of Somalia, I extend my heartfelt condolences to the Bush family and to the American people on the passing of former US President George H.W. Bush. President Bush was a true statesman who was committed to world peace and upholding democracy.” Farmajo

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON