Wednesday, July 2, 2025

Madaxweyne Farmajo: “Ducadeena iyo fekerkeena waxay xilligan la jiraan dowladda iyo Shacabka Kenya..”

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa farriin tacsi ah u diray dowladda iyo shacabka Kenya, isagoo cambaareeyay weerarkii lagu qaaday hotelka Dusit ee magaalada Nairobi.

Farriin uu soo dhigay baraha bulshada ayuu ku sheegay madaxweyne Farmaajo inay Kenya ay tahay saaxiib iyo dal weyn oo ay walaallo iyo deris yihiin. “Ducadeena iyo fekerkeena waxay la jiraan dowladda iyo shacabka Kenya xilligan dhibaatadu jirto..” ayuu yiri Madaxweyne Farmaajo oo farriintiisa ku hagaajiyey dalka Kenya.

Madaxweynaha Farmaajo ayaa sidoo kale sheegay in falalkaas gurracan ay keeni doonaan in meel looga soo wada jeesto argagixisada.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON