Sunday, July 13, 2025

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland oo la doortay & Doorashadii Puntland oo lasoo gabagabeeyay

Golaha Wakiilada Puntland ayaa doortay Madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi, kadib doorasho saddex wareeg ah oo ka dhacay magaalada Garowe.Xilka Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo ay isu sharxeen 11 mudane waxaa bilowgii tanaasulay saddex xildhibaan, iyadoo 8 musharax ay wareegyada koowad iyo labaad ku kala hareen, waxaana wareegga saddexaad u gudbay musharaxyada kala ah:  Axmed Cilmi Cismaan Karaash  iyo  Cabdi Ibraahim Warsame (Qowdhan).

Wareegii saddexaad waxaa ku guuleystay xilka madaxweyne ku xigeenka Axmed Cilmi Cismaan (Karaash)  oo helay 47 Cod, halka  Cabdi Ibraahim Warsame (Qowdhan) uu helay 19 Cod.

Maanta Duhurnimadii ayaa Madaxweynaha Puntland loo doortay Siciid C/llaahi Deni doorasho kale oo saddex wareeg la isla maray.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON