Wednesday, June 25, 2025

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo ka laabtay Dacwad uu ku soo oogay Gaas [Akhriso]

Madaxweyne ku xigeenka Puntland C/xakiin Cabdullaaahi Xaaji (Camey) ayaa dib uga laabtay dacwad uu kusoo oogay madaxweynaha dowladda Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas).

Dacwadda oo ahayd tii ugu horeysay ee nooceeda ah ayaa ku saabsaneyd magacaabista Guddiga xallinta khilaafaadka iyo ansixinta Golaha Wakiila Puntland, isagoo madaxweyne ku xigeenka uu ku dooday inaan lagala tashan magacaabista guddigaasi oo isaguna uu mid kale magacaabay.

Qaadirsta dacwadda oo maanta loo balansanaa ayaa la sheegay in qareenkii madaxweyne ku xigeenka uu ka baaqday iyadoo qoraal u soo saaray uu ku sheegay inuu ka laabtay dacwadaasi, isagoo sababa uga dhigay duruufaha jira awgeed.

HOOS KA AKHRISO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON