Saturday, July 12, 2025

Madaxweyne Qooqoor oo magacaabay Guddiga Doorashada Galmudug (Akhriso Magacyada)

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa magacaabay Guddiga Doorashada Galmudug ee Heerka Dowlad Goboleedka oo ka kooban 8 xubnood.

Guddigan oo ay ka harsan yihiin 3 xubnood oo ay xukuumadda Soomaaliya soo magacaabeyso ayaa maamuli doono doorashada labada aqal ee kasoo jeeda degaanada Galmudug oo doorashadoodu ka dhici doonto Dhuusamareeb iyo Gaalkacyo.

AKHRISO MAGACYADA

1- Fahmo Xasan Maxamuud

2- Maxamed Daahir Guuleed

3- Cabdiraxmaan Ismaaciil Shire

4- Maxamed Qaasim Maxamuud

5- Cabdicasiis Nuur Yuusuf

6- Maxamed Axmed Nur

7- Maxamed Cabdiraxmaan Cabdullahi

8- Xaawo-kiin Maxamed Cali

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON