Monday, July 7, 2025

Madaxweyne Xaaf oo 10 Degmo oo cusub u magacaabay qeyb ka mida Mudug & Galgaduud [Akhriso]

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ee xilkiisa la isku heysto ayaa wareegto uu soo saaray ku magacaabay 10 degmo cusub oo ka kala tiran Gobollada Mudug iyo Galmudug.

Xaaf ayaa min shan degmo oo cusub kusoo daray qeybta Galmudug ee Gobolka Mudug iyo Gobolka Galgaduud, isagoo sheegay inuu tixgeliyay isbedelka bulsho, degaan iyo dhaqaale ee ka dhacay gobolladaasi.

HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON