Wednesday, July 9, 2025

Taliyaha Xoogga Dalka oo Amarro soo saaray, kana haday Diiwaan-gelinta Ciidamada [Daawo]

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Jen. Daahir Aadan Cilmi (Indha-qarshe) ayaa Amarro siiyey ciidamada kasoo baxay furimaha, isagoo ka hadlay tira-koobka ciidamda Qalabka siada iyo sida uu muhiimka u yahay.

Hadalka Taliyaha oo ku soo beegmay iyadoo ay ciidamo badan kasoo gadoodeen mushaar la’aan, kana baxeen aagagii ay ka dagaalamayeen ee Gobolka Sh/Dhexe ayuu sharaxaad ka bixiyey ujeedada diiwaan gelinta ciidamada dalka, si loo helo tirada saxda ah ee Ciidanka Difaaca.

Taliye Idha-qarshe ayaa sheegay in Askari Xanuunsan Ama Tababar iyo fasax ku maqan maahee, ciidamada kale looga baahan yahay in ay Xaadir ku ahaadaan goobta Dawladda ay ku ogtahay. Taliyaha ayaa Amray Saraakiisha Ciidanka in ay fuliyaan amarada Taliska, ciidamadana lagu celiyo goobahooda.

DAAWO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON