Monday, July 14, 2025

Madaxweyne Xaaf oo Wareegto ku soo saaray Maqaamka Cadaado [Akhriso 4-ta xarun ee la siiyey]

Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa wareegto ku soo saaray maqaamka ay yeelan doonto magaalada Cadaado oo ahayd xaruntii KMG ahayd ee Galmudug.

Xaaf ayaa magaalada Caado sheegay inay  xarun u noqoneyso afar ka mida hay’adaha maamulka Galmudug oo kala ah: Baarlamaanka, Xabsiga Dhexe, Xarunta tababarrada Booliska iyo Xabsiga Dhexe ee Galmudug.

Qoraalka oo ku taariikheysnaa 22-kii bisan Janaayo ee 2018 ayaa waxaa lagu sheegay inaan la hilmaami karin doorkii magaalada Cadaado kasoo qaadatay dhismihii maamulka Galmudug.

AKHRISO QORAALKA

No automatic alt text available.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON