Sunday, June 22, 2025

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ciidamo cusub u diray Dagaalka Alshabaab (Sawirro)

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Xerada Jeneraal Goordan ee magaalada Muqdisho ka sagootiyay cutubyo ka tirsan Ciidamada Milateriga, gaar ahaan Guutada Gantaal ee Ilaalo Qaran.

Ciidamadan ayaa loo abaabulay dagaalka ka dhanka ah Alshsbaab ee maamul Goboleedyada Hirshabeelle iyo Galmudug, wuxuuna madaxweynaha u sheegay in looga fadhiyo inay degdeg u soo afjaraan Khawaarijta Alshabaab.

Madaxweynaha ayaa ciidamadan kula dardaarmay inay degdeg u soo afjaraan Alshabaab, si loogu gudbo dhinaca Galbeed, isagoo u sheegay in Hubkii la heli karay la siiyay ayna hadda u soo socdaan hubkii loogu talogalay inay ku howlgalaan.

Ad

Dhinaca kale Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa kulan gaar ah la qaatay saraakiisha hoggaaminaysa ciidanka, isagoo kala hadlay Qorshaha dagaalka Alshabaab.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON