Wednesday, June 25, 2025

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dib u magacaabay Guddigii Doorashada 2016 [Akhri Liiska]

Sida laga helayo xarunta Madaxtooyada Villa Somalia Madaxweynaha dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dib u magacaanbay Guddiga Doorashada Soomaaliya ee 2016.

Guddigan oo tiradiisu hore uu ahayd 22 ayaa laga saaray dhammaan xubnihii wasiirada ahaa ee ka tirsanaa xukuumadda Soomaaliya iyo maamul Goboleedyada iyadoo laguu soo koobay xubnaha rayidka ahaa iyo aqoonyahanada.

Xubnaha Guddiga ku haray oo madaxweynaha Soomaaliya uu doonayay inuu kuwo cusub ku soo daro waxay jala yihiin:

  1. Cumar Maxamed Cabdulle
  2. Burhaan Cilmi Xirsi
  3. Mustiim Wayd
  4. Maxamed Keynaan
  5. Saciid Jaamac Cali (Qorsheel)
  6. Nafisa Geeddi Santuur
  7. Maxamed Cali Diiriye
  8. C/raxmaan Sheekh Mucaawiye
  9. Deeqa Yaasiin Xaaji Yuusuf
  10. Saciido Maxamed Mausciid
  11. Aweys Abuukar Sokorow
  12. Sahra Cabdi Xuseen Jaamac
  13. C/casiis Sheekh Xuseen Dayib
  14. Salaad Cali Ibraahim Catoos
  15. Aadan C/naasir Maxamed
  16. Cabdullaahi Salaad Yarow
  17. Yaasiin Cabdi Jaamac
  18. Axmed Maxamed Saciid
  19. Fardowsa Maxamed Ducaale
  20. Aamina Cabdullaahi Dheerow
  21. Raaxo Maxamed Janaqow

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON