Sunday, January 29, 2023

Madaxweyne Xasan Sheekh oo shaaciyey Xilliga ay dalka imaanayaan Askartii ku maqneyd Eritrea

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii ugu horeysay shaaciyey xilliga ay dalka imaan doonaan ciidamada Soomaaliya ee lagu tabararay dalka Eritrea.

Isagoo ka jawaabayey su’aalo lagu weydiiyey kulan ka dhacday dalka Mareykanka, ayuu Madaxweynuhu sheegay in askarta ugu horeysa ee Dalka Eritrea lagu tababarray ay dalka kusoo nqon doonaan aakhirka Bishan Disembar 2022.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa intaasi raaciyey in arrinta ciidamadaku maqnaa dalka Eritrea ay soo dhammaatay, dib u dhac danbena aanu jiri doonin, iyadoo askartaasi ay guud ahaan dalka imaan doonaan ilaa Bisha Janaayo 2023.

Ad

Sidoo kale wuxuu sheegay in ciidamda ATMIS ee Midowga Afrika ay shaqo weyn ka qabteen Soomaaliya, qorshuhuna yahay inay dalka ka baxaan aakhirka Sanadka 2024, markaas oo ay amniga dalka la wareegi doonaan ciidamada Soomaaliya.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,970FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,970FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON

error: Content is protected !!