Tuesday, July 1, 2025

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Villa Somaliya kuso dhoweeyay Xulka Qaranka 17-jirrada

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarunta madaxtooyada ee Villa Somaliya ku soo dhoweeyay xulka Qaranka Kubadda Cagta ee 17-jirka ah oo ku guuleystay Koobka Bariga iyo Bartamaha Afrika ee CECAFA.

Kooxda oo maanta si weyn loogu soo dhoweeyay Garoonka Muqdisho, ayaa si toos ah loo geeyay madaxtooyada, halkaasi oo Madaxweynaha iyo madax kale ay ku qaabileen, iyagoo bogaadiyey guusha weyn ee ay Soomaaliya usoo hooyeen.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa khudbad u jeediyey dhalinyarrada xulka 17 -jirrada iyo dadkii faraha badnaa ee munaasabadaasi ku sugnaa, isagoo khubadiisa inteeda badan uga hadlay dagaalka Alshabaab lagula jiro iyo dhibaatooyinka ay dadka iyo dalka ku hayaan.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON