Thursday, July 3, 2025

Madaxweynihii hore Xasan Sheekh & Dhalinyarrada Xisbigiisa oo Gurmad u tegay Isbitaallada Muqdisho. [Sawirro]

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha xisbiga UPD Xasan Sheekh Maxamuud oo ay la socdaan dhalinyaro ka tirsan xisbigiisa ayaa gurmad u tegey Isbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho.

Xasan Sheekh iyo dhallinyarada xisbigiisa ayaa sheegay inay ka jawaabayeen baaqii Isbitaallada ee dadka loogu yeray inay Dhiig ku deeqaan, wuxuuna halkaasi kula hadlay dadka isagoo sheegay in caddowga Alshabaab oo mar waliba laaya shacabka loo baahan yahay in meel looga soo wada jeesto.

SAWIRRO

Image may contain: 3 people, indoor
Image may contain: 2 people, people standing
Image may contain: 14 people, people smiling, people standing and outdoor
Image may contain: 1 person, sitting

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON